Shaacin, kala noqosho ruqsad shaqo. Posted by moECHE In News 0 comment Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxay ruqsadda shaqo kala laabaneysaa Dugsiga Adult ee Dhuusamareeb. #MoECHEGalmudug ______________ Dhamaad _______________ Booqo Cinwaanada Wasaaradda ▪︎ Website: https://moe.gm.so ▪︎ https://facebook.com/MoECHEGalmudug ▪︎ https://twitter.com/MoECHEGalmudug ▪︎ https://instagram.com/moechegalmudug