
Agaasimaha Guud EeWasaaradda Waxbarashada ayaa shaqaalaha Wasaaradda Usoo xiray tababarka Kormeerka tayo-dhowrka Waxbarashada Galmudug
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane Cali Bashiir Cilmi Xuseen ayaa maalintii khamiista ahayd tababar uso xiray shaqaalaha kormeerka tayo-dhowrka Waxbarashada Galmudug.
Tababarkan kormeerayaasha Taya-dhowrka Waxbarshada Galmudug ayaa lasoo gabo gabeeyey kaasi oo lagu baray howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Waxbarshada habka kormeerka goobaha Waxbarshada iyo u-kuur-gelidda Tayada Waxbarshada Galmudug, si loo ogaado heerka u diyaarsanaanta Dugsiyada ee halbeegga Caalamiga ah ee Waxbarashada.
#MoECHEGalmudug
______________ Dhamaad _______________
📌 Booqo Cinwaanada Wasaaradda 👇
▪︎ Website: https://moe.gm.so
▪︎ https://facebook.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://twitter.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://instagram.com/moechegalmudug