
Maamulayaasha Dugsiyada Caasimadda galmudug ayaa xaflad soo dhaweyn ah u qabtay Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada
Maamullada Dugsiyada Caasimadda Galmudug ayaa xaflad heerkeedu sareeyo soo agaasimay taas oo ay kusoo dhaweeynayeen Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Galmug.
Xafladdaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda, shaqaalaha w
Wasaaradda iyo Maamullada Dugsiyada.
Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug mudane Cali Bashiir Cilmi Xuseen ayaa u mahadceliyay maamullada Dugsiyada iyo dhammaan kasoo qey galayaasha xafladda.
#MoECHEGalmudug
______________ Dhamaad _______________
📌 Booqo Cinwaanada Wasaaradda 👇
▪︎ Website: https://moe.gm.so
▪︎ https://facebook.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://twitter.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://instagram.com/moechegalmudug