24
Mar

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa tababar u qabatay shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada tababarka ayaa ujeedadiisu ahayd sare u qaadida tayada Wasaaradda
Wasaaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa Tababar u qabatay Shaqaalaha si kor loogu qaado loona hagaajiyo nidaamka kormeerka iyo qiimaynta Wasaaradda waxbarashada.
Tababarkaan ayaa shaqaalaha lagu barayey , xog aruurinta, Tayo-dhowrka iyo hababka kala duwan ee xogta loo soo aruuriyo.
Ujeedadda tababarkaan ayaa ah in kor loogu qaado tayada Waxbarashada Galmudug.
#MoECHEGalmudug
______________ Dhamaad _______________
📌 Booqo Cinwaanada Wasaaradda 👇
▪︎ Website: https://moe.gm.so
▪︎ https://facebook.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://twitter.com/MoECHEGalmudug
▪︎ https://instagram.com/moechegalmudug