Welcome to Ministry of Education,culture and Higher Education

Kulanka wacyigelinta bulshada si loogu ololeeyo muhiimadda iyo qiimaha waxbarashadu u leedahay gabdhaha, haweenka & dadka baahiyaha gaarka ah qaba

03 Apr

Kulanka wacyigelinta bulshada si loogu ololeeyo muhiimadda iyo qiimaha waxbarashadu u leedahay gabdhaha, haweenka & dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Wasaaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa qabatay Kulan wacyigelin bulsho si loogu ololeeyo muhiimadda iyo qiimaha waxbarashadu u leedahay Gabdhaha, Haweenka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
kulanka oo intiisa badan ahaa dood ayaa kasoo qaybgalayaashu su’aalo ku waydiiyeen Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, Maxamed Xaashi Dhoore, Prof : Ahmed Salaad Kulmiye oo ah Bare Jaamacadeed , Zahra Abdi Diiriye oo u ololaysa waxbarashada Gabdhaha iyo Axmed Maxamed Jaamac oo u dhaq-dhaqaaqa dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Ujeedada kulankaan ayaa ahayd in kor loo qaado wacyiga bulshada ee muhiimadda waxbarashada Gabdhaha, haweenka iyo dadka baahiyaha gaarka