22
Feb

soo gabagabeeyntii Shirkii Faafinta Waxbarashada baahiyaha Gaarka ah
Isniin 22 Febraayo 2021 .
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo gabagabeysay labo kulan oo kala ah 𝐅𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 iyo 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡.
Kulamadaan oo socday labo maalin ayaa waxaa kasoo qaybgalay Bahda waxbarashada iyo shaqaalaha wasaaradda.
______________ Dhamaad _______________


▪︎ Website: https://moe.gm.so
▪︎
https://facebook.com/MoECHEGalmudug