Agaasimaha Guud (Director General) Albashir Elmi ayaa ka qaybgalay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed


Dhuusamareeb, Khamiis 21 Noofeember 2024.
MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED
Agaasimaha Guud (Director General) Albashir Elmi ayaa ka qaybgalay munaasabad si wayn loo soo agaasimay oo lagu xusayey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed,
Agaasimaha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay maalintaan leedahay isagoona hambalyo udiray Dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan Macallimiinta Galmudug,
Sidoo kale dhammaan Madaxdii hadashay ayaa qiray doorka macallinka Soomaaliyeed ee ku aadan horumarinta bulshada iyo ubadka soomaaliyeed.

Scroll to Top